Kooxo Hubeysan oo Weeraray Maxkamadda Darajada 1-aad

Kooxo hubeysan oo loo maleynaayo alshabab ayaa bam Gacmeedyo ku weeraray Maxkamadda Darajada 1-aad ee Bosaaso xarunta gobolka Bari .

Wariyaheena Boosaaso ayaa soo sheegaya in ciidamada amaanka ay hada ku raad joogaan kooxihi weerarki geystay oo watay gaari yar oo nuuca raaxad ah .

Wali laama amaanka Puntland kama hadlin weerarka Boosaaso.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor