Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi waxay maanta o oKhamiis ah sheegtay in 11 dabley ah lagu dilay Gobalka Siinaay ee W/bari ee dalkaasi.
Iska-horimaad ayaa la sheegay inay Ciiddanka Ammanka iyo Kooxo hubeysan ku dagaalameen Degmadda Al-cariish ee Waqooyiga Siinaay, isla markaana lagu dilay 11 maleeshiyo.
Dhinaca kale, Talaadadii la soo dhaafay, qaraxyo mataano ah oo Talaadadii la soo dhaafay ka dhacay Gcaanka Siinaay waxaa ku geeriyootay 8 qof oo 5 ka mid ahaayeen Bolis, iyadoo 27-kalena ku dhaawacmeen.