Afhayeenka Milliteriga Nigeria, ONYEMA NAWAJUKU ayaa sheegay in ay Ciiddanka soo furteen dadkaasi oo lagu haystay Degmadda Yerimari Kura ee W/bari e edalkaasi.
Waxa uu tilmaamay in dadka la soo badbaadiyey kala ahaayeen 54 haween iyo 95 carruur ah, kuwaasi oo ku jiray gacanta Kooxda Boko Hraam.
Dhinaca kale, 3 Maleeshiyo ayaa lagu dilay Hawlgalkaasi, iyadoo 5 kalena gacanta lagu dhigay.