• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, July 12, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Kenya oo kordhisay kharajka Qareenadda ka difaacaya Dacwadda Xuduud-baddeedka Somalia

Bilan Media by Bilan Media
May 14, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Qareenadda ay Dowladda Kenya u kireysatay dacwadda Xuduud-baddeedka Somalia iyo Kenya ayaa la sheegay inay macaash ballaaran ka helayaan arrintaasi.

Shabakadda Wararka ee ka faalloota Arrimaha Ganacsiga ee Businessdailyafrica.com ayaa qortay inay Wasaaradda Maaliyadda Kenya siisay Kooxda Qareenadda lacag dhan 300 million oo Shillinka dalkaasi, si ay u daardar-geliyaan Difaaca dhanka sharciga ee Dacwadda muranka Xuduud-baddeedka oo  haatan hor taalla Maxkamadda Caddaaladda Caalamiga ee ICJ oo ku taalla magaalladda The Hauge ee dalka Holland.

Miisaaniyadda Kenya ee Hawlaha Sharciga ee sannadkan waxay ku kordhin doontaa 2 Billion oo Shillinka dalkaasi, si loogu adeegsado Difaaca Kiiska Xuduud-baddeedka ee Somalia iyo Kenya.

Barlamaanka dalka Kenya waxaa isbuucii hore loo gudbiyey dib-u-eegis miisaaniyadda Difaaca Dacwadaasi oo sare loogu qaaday 300.9 million oo Shillinka dalkaasi.

Wargeyska The Star ee ka soo baxa Nairobi waxa uu isagana maanta qoray in Xafiiska Xeer-ilaalinta Kenya uu helay lacao dheeraad ah oo dhan 300  million oo Shillinka dalkaasi, si loogu kharaj gareeyo Kooxda Qareenadda ee difaacaysa Danaha Kenya ee muranka xuduud-baddeedkaasi.

Maxkamadda ICJ ayaa la filayaa inay bisha September dib u bilowdo dhegeysiga Dacwadaasi, oo ay DFS  horey gudbisay sannadkii 2014-kii, kadib, markii ay fashilmeen wada-xaajoodyo Isfaham looga gaari lahaa xuduud-baddeedka la isku haysto oo ku fadhiya masaafo dhan 100,000 oo KM oo isku wareeg ah.

Somalia waxay doonaysaa in xuduud-baddeedka la calaamadeeyo, iyado ola waafijinayo xuduudka berriga ee ay labada waddan wadaagaan, balse Kenya waxay doonaysaa in xuduud-baddeedka lagu calaamadeeyo sohdimihii ay Xooggagii Gumeystayaasha sameeyeen.

Haddii ay Maxkamadda ICJ u xukmiso Somalia waxay Kenya ku hungoobi doontaa damaceeda ku aadanaa inay la wareegto Milkiyadda Xuduud-baddeedka Somalia ee Badweynta Hindiya.

Muranka xuduud-baddeedkaasi waxa uu Khilaaf Diplomaasi ka  ka dhex dhaliyey labada Waddan, iyadoo Dowladda Kenya horey u sheegtay inay Somalia u aqoonsan yihiin dal caddow ku ah Kenya.

Bishii Feberaayo ee sannadkan, Dowladda Kenya waxay u yeertay Safiirkii ka joogay Somalia, kuna amartay Safiirkii Somalia inuu dib ugu laabto dalkiisa hooyo.

Tallaabadaasi ayaa timid, kadib, markii ay Dowladda Kenya sheegtay inay Somalia xaraashayso xirmooyin ay ku jiraan Shidaal iyo Gaaska Dabiiciga oo ay Kenya leedahay, balse, waxay ku hungoowday sheegashadaasi.

Si kastaba ha ahaatee, Dowladda Kenya waxay galangal kasta ugu jirtaa si ay Somalia u saarto cadaadis dhan kasta, waxayna maalmo hore joojisay Duullimaadyadii Diyaaradaha ee sida tooska ah uga kala gooshi jirtay Garoomadda Diyaaradaha ee ku kala yaalla Labada Caasimadood ee Muqdisho iyo Nairobi.

 

 

Previous Post

Sawirro:-Faah faahin Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Next Post

Qarax Ciidamo ka tirsan dowladda lagula Eegtay duleedka Muqdisho

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika
Warar

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

July 10, 2025
Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda
Warar

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

July 9, 2025
Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan
Warar

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

July 9, 2025
Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya
Warar

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

July 9, 2025
Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho
Warar

Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho

July 9, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed

July 9, 2025
Next Post

Qarax Ciidamo ka tirsan dowladda lagula Eegtay duleedka Muqdisho

Somali President and Erdogan Discuss Deepening Strategic Ties in Ankara Meeting

Somali President and Erdogan Discuss Deepening Strategic Ties in Ankara Meeting

by Ilhaan
July 12, 2025
0

Ankara, Turkey – In a significant diplomatic engagement underscoring the enduring bond between Somalia and Turkey, Somali President Hassan Sheikh Mohamud...

Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border

Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border

by Ilhaan
July 12, 2025
0

MOGADISHU  – In a high-level meeting at the headquarters of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA) in Mogadishu, the Vice...

Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit

Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit

by Liban
July 11, 2025
0

Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Abdi Ali, met with Nigerian Foreign Minister Ambassador Yusuf Maitama Tuggar...

Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Discuss Improving Economic Infrastructure

Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Discuss Improving Economic Infrastructure

by Liban
July 11, 2025
0

Mudug, Somalia – The Vice President of Galmudug State, Mr. Ali Dahir Eid, held a high-level meeting with the Turkish...

Somali President and Erdogan Discuss Deepening Strategic Ties in Ankara Meeting
English News

Somali President and Erdogan Discuss Deepening Strategic Ties in Ankara Meeting

July 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border
English News

Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border

July 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit
English News

Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit

July 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Discuss Improving Economic Infrastructure
English News

Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Discuss Improving Economic Infrastructure

July 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award
English News

Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award

July 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika
Warar

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somali President and Erdogan Discuss Deepening Strategic Ties in Ankara Meeting
  • Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border
  • Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit
  • Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Discuss Improving Economic Infrastructure

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00