• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, June 2, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Human Rights Watch oo eedeyn u jeedisay Madaxweynaha Maamulka Soomaalida Ethiopia.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
November 8, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Hay’adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay inuu Madaxweynaha Maamulka Soomaalida Ethiopia, Abdi Mohamoud Omar uu xabsiga dhigay dad ehel la ah Dibadbaxayaal dhawaan bannaanbax  isaga looga looga soo horjeedo ka dhigay magaalladda Melbourne ee dalka Australia.

hrwHay’adda Human Rights Watch waxay soo xigatay Shukri Shafe Guuleed oo asal ahaan ka soo jeeda Kilinka 5-aad balse muddo 6 sanno ku nool dalka Australia inuu sheegay in lagu tacadiyey qaar ka mid ah Ehelkiisa ku nool Kilinka 5-aad.

Shukri Shafe Guuleed  oo ka mid ahaa dadkii ku banaanbaxy Madaxweynaha Kilinka Shanaad markii uu tegay Australia, ayaa tilmaamay inay Taageerayaasha Dowladda Ethiopia ka qaadeen Sawir, isla markaana u sheegeen in muddo 15 daqiiqo gudaheeda la ciqaabi doono Qaraabadiisa ku nool gudaha Ethiopia.

Waxa uu intaasi ku daray in la xiray 3 Walaalihiisa, kuwaasi oo uusan wax war ah kama maqlin tan iyo markii la xiray.

Shukri Shafe Guuleed   waxa kaloo uu sheegay inay Ciiddanka Kilinka 5-aad  muddo ku dhow hal bil ka hor xireen Walaashiisa iyo Habaryartiisa ka weyn Hooyadiisa.

ethiopiaDhinaca kale, Cilmi-baaraha Hay’adda Human Rights Watch u qaabilsan Qaaradda Afrika, Felix Horne ayaa sheegay inay Dowladda Ethiopia xabsiga dhigeen Tobaneeyo ka mid ah Qoysaska dadkii ku bannaanbaxay Madaxweynaha Kilinka 5-aad markii uu booqashada ku tegay dalka Australia muddo haatan laga joogo 4 bilood

Cilmi-baarahaasi waxa uu xusay inay weli xiran yihiin inta badan dadkii ay Hay’addaha Ammaanka ee Kilinka 5-aad xireen bishii June ee la soo dhaafay.

Sidoo kale, Warbixinta Human Rights Watchwaxaa lagu xusay inay horey u diiwaan geliyeen Tacadiyadda uu geystay Madaxweynaha  Dowlad-gobaleedka Soomaalida Ethiopia.markii uu ahaa Madaxa Ammaanka ee Dowlad-gobaleedka Soomaalida Ethiopia.

©Radio Dalsan

 

Previous Post

Tirada dadka Soomaalida iyo Shisheeyaha ee laga soo masaafuriyey dalka Holland oo sii kordhayso.

Next Post

Maxkamad ku taalla Britain oo xukun ku riday Muwaadin Somali ku biiri lahaa Kooxda Daacish.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Madasha Mucaaradka iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo Ka Wada Hadlay Doorashooyinka Soomaaliya
Warar

Madasha Mucaaradka iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo Ka Wada Hadlay Doorashooyinka Soomaaliya

June 2, 2025
Madaxweyne Qoor Qoor oo Mucaaradka ugu Baaqay Siyaasad Mas’uuliyadeed iyo Tartan Furan
Warar

Madaxweyne Qoor Qoor oo Mucaaradka ugu Baaqay Siyaasad Mas’uuliyadeed iyo Tartan Furan

June 2, 2025
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia

June 2, 2025
Ukraine oo sheegtay guul weyn kaddib weerarkii ugu ballaarnaa ee ay ka fuliso gudaha Ruushka
Caalamka

Ukraine oo sheegtay guul weyn kaddib weerarkii ugu ballaarnaa ee ay ka fuliso gudaha Ruushka

June 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ku Dhawaaqay Furitaanka Gogosha Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ku Dhawaaqay Furitaanka Gogosha Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya

June 1, 2025
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Magacaabista Mahad Maxamed Salaad oo Mar Kale loo Xil-saaray Hogaanka NISA
Warar

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Magacaabista Mahad Maxamed Salaad oo Mar Kale loo Xil-saaray Hogaanka NISA

June 1, 2025
Next Post

Maxkamad ku taalla Britain oo xukun ku riday Muwaadin Somali ku biiri lahaa Kooxda Daacish.

Farmaajo: “Puntland and Jubbaland Must Be Included in the National Dialogue”

Farmaajo: “Puntland and Jubbaland Must Be Included in the National Dialogue”

by Gesey Liban
June 2, 2025
0

Mogadishu – Former President of Somalia, Mohamed Abdullahi Farmaajo, has welcomed the upcoming national consultation forum proposed by President Hassan...

PM Hamza Barre Meets Djibouti’s President to Strengthen Regional Security and Bilateral Ties

PM Hamza Barre Meets Djibouti’s President to Strengthen Regional Security and Bilateral Ties

by Gesey Liban
June 2, 2025
0

Djibouti – In a show of growing regional cooperation, the Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E. Hamza...

Madasha Mucaaradka iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo Ka Wada Hadlay Doorashooyinka Soomaaliya

Madasha Mucaaradka iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo Ka Wada Hadlay Doorashooyinka Soomaaliya

by Ilhaan
June 2, 2025
0

Hoggaamiyeyaasha mucaaradka ee ku bahoobay Madasha Samatabixinta Soomaaliya ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay wakiillada beesha caalamka ee ku...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Mucaaradka ugu Baaqay Siyaasad Mas’uuliyadeed iyo Tartan Furan

Madaxweyne Qoor Qoor oo Mucaaradka ugu Baaqay Siyaasad Mas’uuliyadeed iyo Tartan Furan

by Ilhaan
June 2, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), ayaa si adag uga jawaabay dhaliilaha kaga imaanaya siyaasiyiinta mucaaradka, isaga...

Farmaajo: “Puntland and Jubbaland Must Be Included in the National Dialogue”
English News

Farmaajo: “Puntland and Jubbaland Must Be Included in the National Dialogue”

June 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
PM Hamza Barre Meets Djibouti’s President to Strengthen Regional Security and Bilateral Ties
English News

PM Hamza Barre Meets Djibouti’s President to Strengthen Regional Security and Bilateral Ties

June 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madasha Mucaaradka iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo Ka Wada Hadlay Doorashooyinka Soomaaliya
Warar

Madasha Mucaaradka iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo Ka Wada Hadlay Doorashooyinka Soomaaliya

June 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Qoor Qoor oo Mucaaradka ugu Baaqay Siyaasad Mas’uuliyadeed iyo Tartan Furan
Warar

Madaxweyne Qoor Qoor oo Mucaaradka ugu Baaqay Siyaasad Mas’uuliyadeed iyo Tartan Furan

June 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia

June 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ukraine oo sheegtay guul weyn kaddib weerarkii ugu ballaarnaa ee ay ka fuliso gudaha Ruushka
Caalamka

Ukraine oo sheegtay guul weyn kaddib weerarkii ugu ballaarnaa ee ay ka fuliso gudaha Ruushka

June 2, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Farmaajo: “Puntland and Jubbaland Must Be Included in the National Dialogue”
  • PM Hamza Barre Meets Djibouti’s President to Strengthen Regional Security and Bilateral Ties
  • Madasha Mucaaradka iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo Ka Wada Hadlay Doorashooyinka Soomaaliya
  • Madaxweyne Qoor Qoor oo Mucaaradka ugu Baaqay Siyaasad Mas’uuliyadeed iyo Tartan Furan

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00