Wareegto ka soo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federalka, C/raxmaan Odawaa’ ayaa waxaa xilka looga qaaday Guddoomiyihii Degmadda Shingaani, Axmed Xasan Maalin.
Sidoo kale, Guddoomiyaha cusub ee Degmadda Shingaani ayaa loo magacaabay Saciid C/qaadir Saciid oo isaga horey xilkaasi looga qaaday bishii June ee sannadkan.
Halkan ka akhriso Wareegtadda Wasiirka Arrimaha Gudaha:
©Radio Dalsan