• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, July 12, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Guddiga FEIT oo shaaciyay in Xildhibaanada K/Galbeed ay qaateen shahaadada Xildhibaanimo

Dalsan Editor by Dalsan Editor
April 14, 2022
in Warar, Wararka Idaacadda
Reading Time: 5 mins read
A A
29
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa shaaciyay in Maanta oo khamiis ah ay shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka ay wada qaateen Xildhibaanada labada Aqal ee lagu soo doortay Koonfur Galbeed.

Qoraal kasoo baxay Guddiga doorashada ayaa waxaa lagu sheegay in Guddiga doorashooyinka uu shahaadada Xildhibaanimo siiyay dhammaan Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo kuwa Aqal Sare ee lagu soo doortay deegaanada Koonfur Galbeed.

Tallaabadan ayaa ka dambeysay, kadib markii xal buuxa laga gaaray diidmada Koonfur Galbeed ee ku aadan inay shahaahada qaatan Xildhibaanadooda, iyagoona ka gadoodsanaa saddex kursi oo Guddiga doorashada ka hakiyeen Maamulkaas.

Guddiga doorashooyinka Federaalka ayaa xalay fasaxay laba kursi oo kamid ah afar kursi oo horey ay u hakiyeen, isla markaana sheegay in dib loo laaban doono kursiga deegaan doorashadiisa tahay Koonfur Galbeed ee HoP#154

Hoos ka Akhriso Magacyada Xildhibaanada shahaadada qaatay

  1. Nura Mustafe Mukhtar Gudow GSH#041
  2. Hamza Said Hamza GSH#194
  3. Mukhtar Ahmed Hassan GSH#057
  4. Aweis Hussein Moalin GSH#080
  5. Lul Ibrahim Omar GSH#168
  6. Maria Moalin Isak GSH#181
  7. Mohamed Osman Omar GSH#162
  8. Farah Abdi Dini GSH#007
  9. Abdiweli Mohamed Ibrahim (Habsade) AS#030
  10. Ismail Eid Mohamed GSH#275
  11. Ayan Adan Abdullahi AS#28
  12. Mohamed Sheikh Abdullahi Osman GSH#077
  13. Alwiya Sid Abdullahi GSH#148
  14. Mohamed Mursal Mohamud (Boorow) GSH#176
  15. Mohamed Abdi Mohamed GSH#188
  16. Omar Ali Isak (Balash) GSH#197
  17. Adan Abdinasir Mohamed AS#27
  18. Dr. Ali Said Fiqi GSH#187
  19. Ahmednur Sh. Mohamed Lohos GSH#050
  20. Mukhtar Mohamed Guled GSH#183
  21. Dr. Abdirashid Mohamed Nor (Jilley) GSH#175
  22. Hassan Ali Haji Abdalla GSH#016
  23. Ahmed Mathobe Nunow GSH#099
  24. Sayid-Ali Isak Mohamed GSH#002
  25. Mohamed Ali Hassan GSH#103
  26. Abdulfatah Kasim Mohamud GSH#109
  27. Mohamed Abdalla Ahmed GSH#145
  28. Farxiya Maxamed Cabdi GSH#153
  29. Abdiweli Mohamed Ali GSH#178
  30. Mohamed Abukar Abdi GSH#164
  31. Aden Mohamed Nur (Saransoor) GSH#170
  32. Isaak Mohamud Mursal GSH#231
  33. Maryan Maxamed Ali GSH#044
  34. Abdifitah Abdullahi Araye GSH#173
  35. Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman GSH#182
  36. Isaq Ali Subuq GSH#204
  37. Ali Mohamud Sheikh GSH#250
  38. Isak Mohamed Mohamud GSH#163
  39. Aweys Mohamed Omar GSH#062
  40. Abdulasis Mohamed Mohamud (Qambi) GSH#227
  41. Abdirahman Isak Mohamed GSH#185
  42. Nura, ayni Khalif Sheikh Abu GSH#252
  43. Mohamed Jama Mursal (Geelle) GSH#056
  44. Hassan Hussien Haji AS#31
  45. Mohamed Barre mohamud GSH
  46. Abdullahi Mohamed Ali GSH#178
  47. Khadija Mohamed Diriye GSH#097
  48. Mohamed Adan Mohamed GSH#156
  49. Mohamud Mohamed Abdinor AS25
  50. Abdullahi Hussien Ali abdalla GSH#152
  51. Salim Alio Ibro GSH#165
  52. Adan Mohamed Ali GSH#253
  53. Mohamed Kerow Mohamed GSH#179
  54. Hassan Hussien Mohamed GSH#126
  55. Aden Osman Hussien GSH#013
  56. Yusuf Mohamed Adan GSH#161
  57. Hassan Abdi Noor GSH#184
  58. Mohamed Wardheere adan GSH#046
  59. Abdirisak Hagi Abdi GSH#042
  60. Abdullahi Osamn Duale GSH#229
  61. Abdulkadir Sheikh Ali Adan GSH#177
  62. SalahSharif Sayid Ali GSH#261
  63. Ali Mohamed Gaal AS#32
  64. Dayah Ahmed Omar GSH#061
  65. Abdirisak Adan Warsame GSH#137
  66. Mohamed Yusuf Hassan GSH#166
  67. Sahur Haji Ulusow GSH#256
  68. Mohamed Hassan Mohamed GSH#195
  69. Sadad mohamed Nur GSH#180
  70. Ali Sheikh Mohamed Nur GSH#143
  71. Fawzia Mohamed Sheikh GSH#171
  72. Abullahi Osman Abshir GSH#152
  73. Mohamud Ahmed Mohamed GSH#045
  74. Mahad Abdirahman Adan GSH#172
  75. Amina Maxamed Mursal GSH#213
  76. Zamzam Ibrahim Ali AS#26
  77. Abdulkadir Osoble Ali GSH#140
  78. Mahad Abdalle Awad GSH#104
  79. Hawa Sokor Ali GSH#047
Previous Post

Yaasiin Fareey oo Maanta qaatay shahaadada Xildhibaano ee Guddiga FEIT

Next Post

Guddiga Doorashooyinka Federaalka oo Doorashada 16-ka kursi ka wareejiyay Garbahaarey

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika
Warar

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

July 10, 2025
Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda
Warar

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

July 9, 2025
Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan
Warar

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

July 9, 2025
Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya
Warar

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

July 9, 2025
Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho
Warar

Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho

July 9, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed

July 9, 2025
Next Post

Guddiga Doorashooyinka Federaalka oo Doorashada 16-ka kursi ka wareejiyay Garbahaarey

Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border

Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border

by Ilhaan
July 12, 2025
0

MOGADISHU  – In a high-level meeting at the headquarters of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA) in Mogadishu, the Vice...

Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit

Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit

by Liban
July 11, 2025
0

Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Abdi Ali, met with Nigerian Foreign Minister Ambassador Yusuf Maitama Tuggar...

Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Discuss Improving Economic Infrastructure

Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Discuss Improving Economic Infrastructure

by Liban
July 11, 2025
0

Mudug, Somalia – The Vice President of Galmudug State, Mr. Ali Dahir Eid, held a high-level meeting with the Turkish...

Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award

Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award

by Liban
July 11, 2025
0

Premier Bank Somalia has been named Africa’s top banking brand at the 15th African Business Leadership Awards — a major...

Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border
English News

Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border

July 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit
English News

Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit

July 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Discuss Improving Economic Infrastructure
English News

Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Discuss Improving Economic Infrastructure

July 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award
English News

Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award

July 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika
Warar

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hormuud Salaam Foundation Wins Prestigious Social Impact Award at London Summit
English News

Hormuud Salaam Foundation Wins Prestigious Social Impact Award at London Summit

July 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Galmudug VP Urges Urgent Humanitarian Aid as Crisis Deepens Near Ethiopian Border
  • Somalia and Nigeria Strengthen Bilateral Ties in Key Diplomatic Meeting at AU Summit
  • Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Discuss Improving Economic Infrastructure
  • Premier Bank Somalia Wins African Banking Excellence Award

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00