Isago Dalka Cumaan jooga ayuu Soo duubay fariin Muuqaal ah General Maxamed Sicid Xirsi Moorgan oo ahaa wasiirki gaashandhiga dawladii Siyaad Barre waxuuna sheegay in Facebook TV -ya Qaranka lagu qoray inu geeriyooday Balse u noolyahay
“Ehelo baa telefoon igu waalay Waxaan idiin sheegayaa waxay rabaan ha sheegeen waqtigeyga Ayan sugaya “ayuu si raaciyey.
Hoos Ka Daawo Muuqaalka.