Dhageyso:-Barnaamijka Dooda Radio Dalsan 16-3-2018

Barnaamijka dooda Dalsan oo ah Barnaamij todobaadle ah ayaa waxaa lagu soo qaataa hadba mowduuca u baahan in todobaadkaan laga hadlo ama saameyn ku lahaa Bulshada Soomaaliyeed.

Todobaadkan ayaa Barnaamijka looga hadlayaa xiisada Siyaasadeed ee ka dhalay mooshinka laga gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya taas oo saameyn ku yeelatay Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha.

Todobaadankaan Barnaamijka waxaa ka qeyb galaya Xildhibaan Cabdi Cali oo ka mid ah Xildhibaanadii mooshinka saxiixay, Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya iyo Aqoonyahan C/raxmaan Maxamed Xeyle oo falanqeeya Siyaasada Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Baranamijka oo uu soo jeedin doono Wariye Axmed Xuseen Cadoow.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media