• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, May 22, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

FAALLO: Puntland oo walaac ka muujisay Alshabaabka ku sii qulqulayo Deegaanadaasi.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
March 15, 2016
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dagaalamayaasha Alshabaab ayaa waxay si la-yaab leh ku gaareen qeybo ka mid ah Goballadda Mudug iyo Nugaal, taasi oo keentay inay Maamulka Puntland ka dhiidhiyaan arrintaasi.

Madaxda Sare ee Maamulka iyo Hay’addaha Ammaanka Puntland waxay Kulamo degdeg ah ka yeesheen Tallaabadda ay Alshabaaab ugu soo faafayaan Deegaanadda hoos taga Maamulka Puntland ee W/bari Somalia.

Khubarada ayaa rumeysan inay Alshabaab la soo baxeen Xeellad cusub, oo ay ku doonayaan inay kula wareegaan Deegaanadda Xeebta leh ee kaabiga ku haya Gacan-biyoodka Cadmeed.

Dagaalamayaasha Alshabaab ee haatan ku sii qulqulayo Puntland ayaa la rumeysan inay yihiin Alshabaabka u  daacadda ah Sheekh C/qaadir Muumin oo isagu horey ugu dhawaaqay inuu ku biiray Kooxda Daacish.

Haddii ay rumoowdo inay Alshabaabka  ku sidkan Kooxda Daacish yihiin kuwa haatan doonyaha ku gaaray Deegaano ku yaalla Xeebaha Puntland waxay taasi culays xooggan oo dhinaca Amniga iyo Dhaqaalaha u keeni doonaan Maamulka Puntland oo iyagu horey u caal waayey Alshabaabka ka dagaalama Buuraha Galgala ee duleedka Bosaaso.

Xeeldheerayaasha ayaa rumeysan inay Alshabaabka ku sii siqayo Puntland inay doonayaan inay Fariisimo xooggan ku yeeshaan Gacan-biyoodka Cadmeed oo ah Marin-baddeedka ay ka gudbaan inta badan Maraakiibta Ganacsiga ee Caalamka.

Haddii ay Dagaalamayaashaasi ku guuleystan inay hantaan Deegaanadda kaabiga ku haya Xeebta Badda Cas, waxaa hubaal ah inay taasi fudueynayso inay galaangal ku yeeshaan Mandiqadda Gacanka Cadmeed iyo inay isku xirmaan Maleeshiyooyinka taabacsan Daacish ee ka hawlgala gudaha Yemen.

Si kastaba ha ahaatee, Qorshaha ay Alshabaab culayska ku saarayaan Maamulka Puntland ayaa waxay ku soo beegmaysaa iyadoo ay Maamulka Puntland mucaarado xooggan kala dhexeeyo Dowladda Federalka Somalia, gaar ahaan Nidaamka Doorashooyinka ka dhici doona Somalia dabayaaqadda sannadkan 2016-ka.

©Radio Dalsan

Previous Post

Dhageyso: Warka duhurnimo ee radio Dalsan

Next Post

CORD oo ku baaqday in dib loo qiimeeyo Istaraatijiyadda Ciiddanka KDF ee ku sugan Somalia.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Next Post

CORD oo ku baaqday in dib loo qiimeeyo Istaraatijiyadda Ciiddanka KDF ee ku sugan Somalia.

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

by Liban
May 22, 2025
0

Mogadishu is set to become the epicenter of a major political showdown as a wave of heavyweight opposition figures—most of...

NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

by Liban
May 22, 2025
0

Moqokori, Hiiraan – In a critical move to intensify the ongoing military campaign against Al-Shabaab militants, the Director of the...

Israeli Embassy Staff Shot Dead in Washington: Trump Condemns “Hate-Fueled Attack”

Israeli Embassy Staff Shot Dead in Washington: Trump Condemns “Hate-Fueled Attack”

by Liban
May 22, 2025
0

Washington, D.C. – A tragic shooting in the U.S. capital has left two Israeli nationals—employees of the Israeli Embassy—dead in...

Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights

Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights

by Liban
May 22, 2025
0

Tehran, Iran – The Iranian Parliament has reignited tensions with the United States after issuing a bold statement reaffirming the...

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
English News

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive
English News

NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Israeli Embassy Staff Shot Dead in Washington: Trump Condemns “Hate-Fueled Attack”
English News

Israeli Embassy Staff Shot Dead in Washington: Trump Condemns “Hate-Fueled Attack”

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights
English News

Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump Stirs Controversy, Claims White Farmers Face ‘Genocide’ in South Africa During Ramaphosa Visit to White House
English News

Trump Stirs Controversy, Claims White Farmers Face ‘Genocide’ in South Africa During Ramaphosa Visit to White House

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and IOM Join Forces to Modernize Labour Market System and Tackle Unemployment
English News

Somalia and IOM Join Forces to Modernize Labour Market System and Tackle Unemployment

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
  • NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive
  • Israeli Embassy Staff Shot Dead in Washington: Trump Condemns “Hate-Fueled Attack”
  • Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00