maanta ayaa waxaa garoonka magalada Muqdisho ee Aadan Cadde ka an ba-baxay 3-kamid ah qoys uu hoobiyaha ku dhacay xili ay ku sugnaayeen hoygooda oo ku yaala dagmada Wadajir ee gobolka Banaadir.
Garoonka Muqdisho waxaa ku sii sagootiyay masuulyiin uu kamiad yahay Agaasimaha Madaxtooyada Danjire Cali Saciid Faqi iyo Agaasimaha Arrimaha Bulshada Candiraxmaan Timoos.
Dowlada Soomaaliya ayaa Turkiga ka dalabatay daweynta dadkaas oo xaladooda caafimaad wax looga qaban waayay gudaha dalka Soomaaliya
Sawiro