Masuulyiin ka tirsan Puntland oo ka hadlay dhaawaca Galkacyo loogu geestay mid kamid ah xildhibanada mamulkasi

Masuulyiintan oo qaar kood lahadlay idaacada Dalsan ayaa waxa ay siyaabo kala duwan uga hadleen dhaawaca galabta magalada Galkacyo loogu geestay xialdhibaan C/qadira Bootaan oo kamid ah xialdhibaanada maamulkaasi.

xildhaibaanka ayaa qarax loogu xiray gaarigiisa ku qarxay xili uu ka soo baxayay hoteelka uu ka daganaa magaladaasi.

masuulyiinta maamaulka Puntland ayaa sheegaya in hada xildhibaan C/qadira Bootaan lagu daweenayo isbitalka guud ee magalada Galkacyo,inkastow xaladiisa caafimaad laga deerinayo.

majirto ilaa iyo hada dad loo soo qabtay falka lagu dhaawacay mid kamid ah xildhaibaanada maamulka Puntland

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media