Gudiga Madaxa Banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka Somaaliya, ayaa maanta dood uu soo qaban-qaabiyay ku qabtay Magaaladda Mogadishu.
Waxaa kaqey-galayaasha dood-cilmiyeedka kamid ahaa, culuma’udiin, masuuliyiin ka tirsan wasaarada arimaha gudaha iyo xubnaha gudiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo federaalka.