Waxaa la filayaa in waqti dhow lagu dhawaaqao Natiijadda Doorashadda Madaxtinimadda Maraykanka, oo ay ku baratamayeen Donald Trump iyo Hillary Clinton.
Natiijadda ilaa iyo haatan la tiriyey ayaa waxay muujinaysaa inuu Donald Trump ku horreeyo Cod-bixinta, oo uu haysto 216 Dhibcood.
Hillary Clinton ayaa iyadana haatan leh 196 Dhibcood, waxaana suurtogal inay Natiijadu isbedesho, iyadoo Musharax kasta laga rabo 270 Dhibcood si uu uugu guuleysto Xilka Madaxweynaha Maraykanka.
Wixii Natiijo ah ee ku soo kordha Doorashadda Madaxtinimadda Maraykanka, kala soco www.radiodalsan,com Insha Allaahu.