Diblumaasi Max’ed Maxmuud Nuur Caalim ayaa wareysi uu siiyay Idaacadda Dalsan ku sheegay in suuragal xiligaan aysan noqon karin doorashada Somalia waxa uu tilmaamay in dowlada federaalka looga bahnaa shaqooyin badan lakin ay ka gaabisay.
Waxa uu tusaale usoo qaatay degaanada ay gacanta ku hayaan Al shabaab oo carabka ku dhiftay in dowlada looga fadhiyay in ay gacanta ku dhigto taasina weli aysan suura galin.
Arimahaas iyo kuwa kale ayuu sabab uga dhigay in waqtiga doorasho aysan imaan Karin sida uu hadalka u dhigay.
Halkaan ka dhageyso