(Dhegeysi): Ku dhawaad 25-ruux oo uu soo ritay cudurka shubanka oo la dhigay Isbitaalka Dhuusamareeb.

Dadkaan oo isugu jira Caruur iyo dad waa weyn ayaa waxaa soo ritay cudurka shubanka waxaala soo sheegayaa in xaladoodu ay aad u liidato.

Isbitaalka wayn ee Dhuusamareeb ayaa waxaa ladhigay ku dhawaad 30 ruux oo qaba shubanka.

Madaxa isbitaalka Xanaano ee Ku yaala dhuusa mareeb Dr Cabdiraxmaan beeray ayaa usheegay warbaahinta in waxa keenay ay tahay isbedel ku yimid cimilada iyo roobab da’ay.

DHEGEYSO:

©Radio Dalsan

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor