(Dhegeyso): Galmudug oo ka cabanaysa Marakiibta xaalufiya Kheyradka Badda.

Wasiirka Kaluumaysiga iyo Bada ee Galmudug,  Xasan Warsame ayaa sheegay in dhibaato ay ku qabaan marakiibta shisheeye ee kusoo bada neysa xeebaha maamulkaas.

Wasiirku waxa uu sheegay in la gaaray xiligii bada ay dhalinyarada doomaha leh ay ka shaqaysan lahaayeen laakiin waxa uu hadalkiisa ku daray wasiirka in ay dhibaateeyaan Maraakiib iyo doomo sharci daro u isticmaala Bada.

©Radio Dalsan

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor