(Dhegeyso): Xildhibaan Ducaale oo ugu baaqay xubnaha Labada Aqal ee ka soo jeeda Gobolka Banaadir inaysan Codkooda siinin Murashaxiinta Madaxweyne ee ka tirsan Hoggamiyaasha Madasha Qaran.

Muqdisho (Radio Dalsan):- Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo ka mid ah xubnaha Aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ee dhawaan lagu soo doortay magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe ayaa isagoo la hadlayay idaacada Dalsan waxa uu sheegay inaysan u’dulqaadan doonin xuquuqda gobolka Banadir ee kawaayeen matalaada aqalka sare wuuna ugu baaqay xubanaha kujira labada aqal ee ku abtirsada gobolka Banadir iyo kuwa daganba inaysan codkooda siinin musharaxiinta madaxweyne ee ku jirta madasha hogaamiyasha qaran ee ku tuntay xuquuqda gobolka Banaadir

Halkan hoose ka dhegeyso Waresiga oo dhameestiran ee Xildhibaan Ducaale

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor