Cabdi Faarax Siciid Juxa,Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay arinta la xiriirta Maqaamka muqdisho,maadaama Maamulo ay xiligaan ka jiraan gobolada dalka Soomaaliya.
Waxa uu sheegay in ay aad muhiim u tahay in la cadeeyo Maqaamka Muqdisho ay leedahay waajib dastuuri ahna ay tahay,lana horgeyn doono Baarlamaanka Soomaliya,iyada oo wadatashi lala yeelanayo shacabka.
Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiir Guxa.