Taliyaha cusub ee ciidamda booliska soomaaliya Cabdixakiin Daahir Saciid saacid oo shaly si rasmi ah xilka ula wareegay ayaa ka hadlay amaanka, gaar ahaan magaalada Muqdisho, waxaana uu shegay inay ka hortagi doonaan weerarada Alshabaab ay ka geystaan Muqdisho.
Saacid waxaa uu tilmaamay inay qorshe gaar ahu dajiyeen sugida amaanka, islamarkaana ay xoojin doonaan amaanka Muqdisho, si looga hortago dhibaatooyinka amni ee ka dhaca magaalada Muqdisho.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.