Maalmihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada lagu hadal haayey in Tarmuusyada Shaaha laga cabo ay ku djex jiraan kaniiniyaal dadka isticmaalaya baqdin ku abuureen.
Dad badan oo isticmaala Baraha bulshada ayaa qaarkood soo dhigayey,iyaga oo sheegay inay jebiyeen Tarmuusyada Shaaha,kadibna ay ka heleen kaniiniyaal ilaa iyo hadda aysan aqoon waxa ay yihiin.
Hoos Ka Dhageyso Warbixin uu ka diyaariyey Wariyaheena Maxamed Cumar Maxamuud.