Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo ka hadlayay Munaasabad uu kusoo bandhigayay waxa qabadkiisa hadii uu mar kale ku guuleeysto Xilka Madaxtinimo aya sheegay in aysan kala cadeeyn Awoodaha Doowladda Dhexe iyo Maamul Gobaledyada Dalka.
Waxa uu shegay Madaxweeyne Xasan in uu horsedi doono in Awoodda Doowladda dhexe ay hoos imaan doonto Doowladda Fedraalka Soomaaliya.
Halkaan Ka Dhageyso Codka.