Muqdisho(Radio Dalsan):- Gudoomiye Kuxugeynka Labaad ee baarlamanka maamulka galmudug Maxamed Axmed Maalin ayaa beeniyay in ay jirto mooshin laga keenay gudoomiyaha baarlamanka maamulka Galmudug
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Gudoomiye Maxamed Axmed Maalin
©Radi Dalsan