Dhageyso: Gudoomiyaha Gobolka Bari oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday Gurigiisa

Gudoomiyaha Gobolka Bari Cabdi Samad Maxamed Gallan oo warbaahinta la hadlay ayaa faah faahiyay weerarkii xalay lagu soo qaaday gurigiisa oo ku yaala magaalada Boosaaso.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor