Deg Deg: Diyaarada African Express oo ku dhawaatay inay shil ku gasho dalka Kenya

Diyaarada African Express ayaa la shaaciyay in dhawaan ay halis gashay kadib markii ay ka duushay garoonka wajeer ee waqooyi bari kenya iyadoo ku wajahneyd magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Diyaarada ayaa waxaa saarnaa rakaab gaaraya ilaa iyo 150 qof oo ay kamid ahaayeen wasiiro.

Warar ay heshay Dalsan Radio ayaa tilmaamay in diyaarada ay si dhaqsi ah u dagtay kadib markii cilad ay soo wajahday midkamida Matoorada Diyaaradaasi.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor