• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, July 7, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Maqal

Dhageyso:-Guddiyada Kheyraadka labada Aqal oo ka horyimid Shirka London

Dalsan Editor by Dalsan Editor
February 6, 2019
in Maqal, Warar, Wararka Idaacadda, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

7-da Bishaan Febaraayo oo ku beegan Maalinta berito ah ayaa la filayaa in Magalada London lag qabto shir ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Batroolka Xukuumadda Soomaaliya,kaas oo looga hadlayo arrimaha Kheyraadka sigaar ah Shidaalka Soomaaliya,hayeeshee shirkaas waxaa kasoo horjeestay Guddiyada Kheyraadka ee Baarlamaanka labada labada Aqal.

Guddoomiyaha guddiga Bay’adda iyo Kheyraadka dabiiciga ah ee golaha shacabka Xildhibaan Yuusuf Xuseen Axmed (Gama’diid) oo la hadlay Dalsan ayaa waxa uu sheegay in isaga uu shirkaasi ka qeyb galeyn.

Waxa uu sheegay in shirkaasi ka Shaqeyntiisa ay leedahay Wasaaradda Batroolka,isla markaana uu yahay mid ay Wasaaraddu ugu sheegtay in  uu yahay mid lagu beecgeynayaan macluumaadkii laga aruuriyay Xeebaha Soomaaliya ee Kheyradka Shidaalka.

Sababaha shirkaasi uu gu baaqsay ayaan wax ka weeydiinay,waxana uu sheegay in isaga uu ka mid ahaa xubnaha lagu casuumay,hayeeshee sababo isaga u gaar ah uu u diiday ka qeyb galka shirkaas.

Isaga oo sii hadayay ayuu sheegay in shidaalka Soomaaliya horay loo sahmiyay shirksna uu yahay mid suuqgeyn ama xayeeysiin ah,hayeeshee qabsoomida shirkaasi uu ahaa mid laga hordhacay oo ay jireen waxyaabo badan oo laga hormarin karay.

Waxaa la weeydiiyay Su’aal aheyd in shirkaasi dad badan ay qabaan in shidaalka Soomaaliya lagu xaraashayo,waxaana uu sheegay in Wasaaradda ay arrimahaas kala hadleen,laakin ay beeniyeen,waxaana uu sheegay in ay ka warsugayaan waxyaabaha kasoo baxa shirkaas.

Dhinaca kale Guddiga Kheyraadka Aqalka Sare ayaa si cad uga horyimid shirka la filayo in 7 Bishaan uu ka furmo Magalada London ee Wadanka Ingiriiska,kadib qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Guddigaas.

Guddoomiyaha guddigu Kheyraadka Aqalka Sare Sanoter  Ilyaas Cali Xasan ayaa qoraal kasoo baxay Xafiiskiisa waxa uu ku sheegay in ilaa laga ansixiyo Shirciga Kheyraadka dalka,sidoo kalena aan la dhisin Shirciga maalgashiga, iyo Sharciga ilaalinta deegaanka uu hsirkaasi yahay mid sharcidarro ah.

Sidoo kale qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in daahfurnaan la’aan ay ka jirto  Wasaaradda Batroolka iyo Shirkadaha sahmiyay Shidaalka dalka oo ka faa’iideysan kara aqoonyarida xogta saxda ah ee shidaalka aan heysano.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Guddoomiyaha guddiga Bay’adda iyo Kheyraadka dabiiciga ah ee golaha shacabka kana Akhriso War-Saxaafadeedka kasoo baxay Guddoomiyaha Guddiga Kheyraadka Aqalka Sare.

http://dev.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2019/02/Wareysi-Xildhiban-Yuusuf-Xuseen-Axmed-.mp3

Previous Post

Dhageyso;- Warka Subaxnimo Ee Radio Dalsan

Next Post

Baarlamaanka Turkiga oo mudo kordhin u sameeyay Ciiddankooda ku sugan Somalia

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab
Warar

Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab

July 5, 2025
Dagaal Culus oo ka Socda Duleedka Moqokori ee Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal Culus oo ka Socda Duleedka Moqokori ee Gobolka Hiiraan

July 5, 2025
Hoggaamiyaha Mucaaradka Israa’iil oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka Carabta
Caalamka

Hoggaamiyaha Mucaaradka Israa’iil oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka Carabta

July 5, 2025
Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal
Warar

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

July 5, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor

July 3, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran

July 3, 2025
Next Post

Baarlamaanka Turkiga oo mudo kordhin u sameeyay Ciiddankooda ku sugan Somalia

Somalia Launches National Policy Dialogue on Tackling Social Media Misuse: Minister of Information Opens High-Level Consultation

Somalia Launches National Policy Dialogue on Tackling Social Media Misuse: Minister of Information Opens High-Level Consultation

by Gesey Liban
July 6, 2025
0

MOGADISHU – In a bold move to confront the growing risks posed by the misuse of social media in Somalia, the...

HIGH-STAKES DIPLOMACY: President Hassan Sheikh to Hold Critical Talks with Egyptian President Al-Sisi Amid Nile River Tensions

HIGH-STAKES DIPLOMACY: President Hassan Sheikh to Hold Critical Talks with Egyptian President Al-Sisi Amid Nile River Tensions

by Gesey Liban
July 6, 2025
0

CAIRO – President Hassan Sheikh Mohamud of the Federal Republic of Somalia is set to depart for Cairo, Egypt's capital, where...

President Laftagareen Lays Foundation Stone for New Teacher Training Center in Southwest Somalia

President Laftagareen Lays Foundation Stone for New Teacher Training Center in Southwest Somalia

by Gesey Liban
July 5, 2025
0

Baydhabo, Somalia – In a strategic move aimed at transforming the quality of education in Southwest State, President Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab

Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab

by Ilhaan
July 5, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa si kulul u cambaareeyay qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed oo...

Somalia Launches National Policy Dialogue on Tackling Social Media Misuse: Minister of Information Opens High-Level Consultation
English News

Somalia Launches National Policy Dialogue on Tackling Social Media Misuse: Minister of Information Opens High-Level Consultation

July 6, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
HIGH-STAKES DIPLOMACY: President Hassan Sheikh to Hold Critical Talks with Egyptian President Al-Sisi Amid Nile River Tensions
English News

HIGH-STAKES DIPLOMACY: President Hassan Sheikh to Hold Critical Talks with Egyptian President Al-Sisi Amid Nile River Tensions

July 6, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President Laftagareen Lays Foundation Stone for New Teacher Training Center in Southwest Somalia
English News

President Laftagareen Lays Foundation Stone for New Teacher Training Center in Southwest Somalia

July 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab
Warar

Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab

July 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal Culus oo ka Socda Duleedka Moqokori ee Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal Culus oo ka Socda Duleedka Moqokori ee Gobolka Hiiraan

July 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hoggaamiyaha Mucaaradka Israa’iil oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka Carabta
Caalamka

Hoggaamiyaha Mucaaradka Israa’iil oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka Carabta

July 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia Launches National Policy Dialogue on Tackling Social Media Misuse: Minister of Information Opens High-Level Consultation
  • HIGH-STAKES DIPLOMACY: President Hassan Sheikh to Hold Critical Talks with Egyptian President Al-Sisi Amid Nile River Tensions
  • President Laftagareen Lays Foundation Stone for New Teacher Training Center in Southwest Somalia
  • Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00