Dr Mukhtaar Nuur Abuukar oo ah Garsooraha Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in 4 Nin ay sideey doonaan u maamushaan Garsoorka dalka.
Waxa uu sheegay in haatan musuq maasuqii ugu weynaa uu dalka ka jiro,islamarkaana loo baahan yahay in Shacabku ay ka banaanbaxaan.
Hoos Ka Dhageyso Codka