Muqdisho(Radio Dalsan):- Boqor Maxamed Jaamac oo ka mid ah isimada ka soo jeeda gobolada wuqoyi ee Soaomaaliya ayaa wareesi uu siiyay radio Dalsan waxa uu kaga hadlay dhibaatooyin ka taagan soo xulida Ergooyionka dooran lahaa xildhibanada
Boqorka ayaa ku eedeeyay wasiir Maareeye in uu qortay ergo asaga u’gaar ah oo uu doonayo in ay isaga doortaan si’uu u’noqdo xildhibaan waxa uu na sheegay taas dacwadeeda in ay ugud biyeen gudiga doorashada si wax looga qabto eregooyinka uu kaligiis qoranaayo wasiirka warfaafinta ee xukuumada Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye
Halkan Hoose Ka Dhageyso Wareesiga Boqor Maxamed Jaamac.
©Radio Dalsan