Toddobaadkan barnaamijka fanka iyo suugaanta Idaacada Dalsan waxaa marti ku ah Fanaanka Qaasim Ciid oo ka mid ah Fanaaniinta Dagan magaalada Cape Town, ee dalka Koonfura Africa, isagoo ku sugan wadankaasi ayuu nagala qeybgalay barnaamijka Fanka oo uu ku soo bandhigay Heeso cusub.
Halkaan hoose ka dhegeyso Barnaamjika.