DEG DEG:- Afhayeenkii Police -ka Uganda oo la toogtay (Sawirro)

Waxaa goordhaw kooxo hubeysan kudileen Uganda afhayeenkIi ciidamada police ka ee dalkaasi Gen. Andrew Felix Kaweesi oo Uganda si aad ah looga yaqaano, xilli uu kusii jeeday gurigiisa oo kuyaala xaafada Kulambiro ee dagmada Nakawa,  ee magaalada Kampala waxaana lala dilay 2 sarkaal oo kale.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media