Barnaamijka dooda Dalsan oo ah Barnaamij todobaadle ah ayaa waxaan ku soo qaadanaa hadba todobaadkaan waxyaabihii ugu xiisaha badnaa ee ka taagnaa dalka Soomaaliya.
Barnaamijka todobadkaan waxaan uga hadleynaa khilaafka soo laab laabtay ee ka taagan Maamul u sameynta Maamulka Gobolka Hiiraan.
Sharciyaqaan Axmed Xuseen Diini iyo Aqoonyahan Khaliif Idiris Cismaan,waxana barnaamijka soo jeedinaya Wariye Axmed Xuseen Cadoow.
Hoos Ka Dhageyso Barnaamijka Dooda Radio Dalsan.