Waxaa goordhow soo gaba gaboobay Codeynta Wareega Koowaad ee doorashada Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle iyada oo inta badan ay codeeyeen 97 xildhibaan oo howlka doorashada ku sugan.
8 Musharax ee u halqan taagaya in uu midkiisaba isagu guuleesta ayaa waxaa kala saari doona Xildhibaanada Hir-Shabeelle,waxana hada bilaabatay tirinta codadka
Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com