Maxamed Axmed Jimcaale Cirfiid taliyihii Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa Goordhow ku dhawaaqay in uu is casilay.
In kastoo weli aan la cadeyn sababta uu isku casilay ayaa hadana waxaa la sheegay in durbadiiba Golaha Wasiirada Soomaaliya ay Magacaabeen Taliye Gudub.
Goordhow la socda MagacaTaliyaha Cusub