Deg Deg: Muktar Otieno oo Meydkiisa La Helay

Muktar Otieno oo ka tirsanaa Masuuliyiinta Deegaanka Carabiya Ee Duleedka Mandheera oo Maanta ay afduubteen Dagaalamayaal hubeysan ayaa Galabta Meydkiisa la helay.

Waxa loo maleynayaa Iney Dileen Dagaalamayaasha Al Shabab oo mar kasta sheegta Masuuliyadda Weerarada ka dhaca Dalka Kenya.

Dowladda Kenya iyo Al Shabab midna weli kama uusan hadlin Warkan sheegaya in la helay Meydka Muktar Macalin Otieno.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor