Wararka ka imaanaya deegaanka Xaabo ayaa sheegaya in kooxihi heystay markabki laga lahaa Imaraadka oo ay saarnaayeen shaqaalaha SRELINKA la sii daayey .
Kooxaha ayaa ka soo dagay markabka kadi wadahadal ay la yeesheen masúuliyiin ka tirsan Puntland .
Wariyayaasha ayaa soo sheegaya in shaqaalaha dhamantood ay badqabaan .
la soco wixi so kordha