Booliska wadanka Kenya ayaa goor dhaw xaqiijiyay iney ka hortagen weerar kale oo ay qorsheyneysay kooxda Daacish.
Waa weerarkii labaad oo ay booliska Kenya ka hortagan sanadkan,weeraradas oo ay qorsheynayen Kooxda Daacish.