DEG DEG: Ciidamadda Dowladda Iyo AMISOM Oo La Wareegay Diinsoor

Ciidamadda dowladda soomaaliya iyo Amisom ayaa la wareegay gacan ku haynta degmadda Diinsoor oo ka tirsan gobolka Baay.

Ciidamadda Huwanta ayaa gudaha u galay Magaaladda iyada oo dagaal uusan ka dhicin.

Al-shabaab ayaa dhowr sano ka talinayay degmadda diinsoor,waxaana ciidamdda ay sheegeen in ay sii wadayaan howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab.

Wixii Faahfaahin ah la soco:

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor