DEG DEG: Ciidamada dowlada oo Weeraray Xarun ay leeyihiin Daacish

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Kumaandosta Soomaaliya ay weeraren xarun tababar oo ay Daacish ku leedahay degmada Janaale ee gobolkasi.

Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ayaa sheegysa in ciidamada ay burburiyen Xarunta Kooxda Daacish.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor