Dardargalinta Gurmadka Abaaraha oo laga shiray

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shir ay yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha, kaas oo diiradda lagu saarayay dardar gelinta howlaha gurmadka ee loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee abaartu saameysay.

Mahdi ayaa warbixin ka dhageystay Xubnaha Guddiga Qaran ee Gurmadka abaaraha, waxaana la isku raacay in muhiimad gaar ah la siiyo goobaha ugu daran ee abaaruhu saameeyeen.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor