Daawo:-Shir ka furmay Magalada Muqdisho & Eng Yariisow oo ka hadlay+Sawirro

Munaasabad ka dhacday Xarunta Gobolka ayaa maanta lagu daahfuray siyaasadda Xal u helida Barakaca Muqdisho. Waxaa ka soo qay bgalay munaasabadda Wasiirka wasaaradda Gargaarka, Wasiir ku xigeenka wasaaradda Qorshaynta, Daladda bulshada rayidka, hey’addaha aan doowliga ahayn

Siyaasadda Barakaca Muqdisho ayaa ah Dukumiinti uu diyaarshay Maamulka Gobolka ujeedkiisuna yahay sidii xal waara looga gaari lahaa Barakaca Muqdisho.

Duqa Muqdisho ayaa u mahad Naqay howl wadeenadii ka soo shaqaysay diyaarinta siyaasadaan. Waxa uu u diray baaq dhammaan heyadaha caawiya Barakaca in ay qorshooyinkooda ku saleeyaan ajandaha doowladeed oo ay ugu horeyso siyaasadda Barakaca Muqdisho oo uu maanta Daahfurka Duqa Muqdisho.

Hoos Ka Daawo Warbixin Wariyaheena Saleemaan Raage kana Daawo Sawirrada.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor