C/wali Gaas “Caawa dhamaanteen waa wada Farmaajeysanahay, ee Farmaajo noo geeya”

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlayey munaasabad so dhaweyn ah oo madaxweynayaasha maamu goboleedyada loogu sameeyey London xili biri u form dono shirki ayu u sheegay dadki soomaaliyeed e e ka soo qeybgalay kulanka in Socodkeena tafaraaruq lahayn,

 

“Caawa waxen u soconaa midnimo Soomaaliyeed, oo nagu hoggaaminayo Madaxweynaha, taas ayaa u nimid london, waxaa diyaar u nahay anagoo soomaali ah, anagoo meel u wada jeedno, inaan ka shaqeyno midnimada , karaamadeena iyo sharafteena”ayu yiri Gaas.

Sido kale Axmed MAdoobe iyo Shariif Xasan ayaa iyagana jeediyey khudbado aad loola dhacay oo ay uga hadlayeen in soomaalidu iyo dalkaba mid yahay ujeedkana uu yahay minimo.

Biri ayaa la filaa inu shirka London furmo si rasmi ah .

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor