• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, July 7, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Ciidanka Xoogga Dalka iyo NISA oo iskaashanaya oo Ceel-dheer ku dilay in ka badan 40 dagalaame oo kamida AS.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
October 6, 2024
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
Ciidanka Xoogga Dalka iyo NISA oo iskaashanaya oo Ceel-dheer ku dilay in ka badan 40 dagalaame oo kamida AS.
6.1k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka (NISA), oo kaashanaya geesiyaasha dadka deegaanka iyo saaxiibada caalamka, ayaa guul weyn ka soo hooyay howlgallo bartilmaameed ah oo ka dhacay deegaanno hoos yimaada degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud. Hawlgalladaas ayaa lagu dilay ilaa 47 xubnood oo ka tirsan kooxaha Al Shabaab, kuwaas oo ku sugnaa goobaha ay ka wadeen dhaq-dhaqaaqyo dagaal.

Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa beegsaday hawdka u dhaxeeya deegaannada Bida Ciise iyo Geriile, halkaas oo ay isku aruursanayeen maleeshiyaad badan oo Al Shabaabah. Hawlgalladan qorsheysan ayaa sababay dhimashada tiro badan oo ka mid ah Khawaarijta, halka sidoo kale la burburiyay fariisimihii ay ku sugnaayeen. Tani waxay daciifisay awoodda kooxdaas ee gobolka, iyada oo fariisimadii ay isku aruursan jireen ay noqdeen kuwo gabi ahaanba la baabi’iyay.

“Intii uu socday hawlgalka, ciidamada qaranka ayaa ku guuleystay inay burburiyaan gaari nooca Soomaalida u taqaano “Layla Calaawi,” kaas oo cadowgu ku diyaariyeen qaraxyo ay u qorsheynayeen inay ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed. Gaadhigan qaraxyada lagu soo rakibay ayaa ka mid ahaa hubka ay Khawaarijtu u adeegsan jireen weerarradooda argagixiso, balse ciidamada qaranku waxay ku fashiliyeen qorshihii Khawaarijta, iyagoo gaarigaas burburiyay ka hor inta uusan waxyeello geysan”Ayaa lagu yidhi qoraal kasoo baxay taliska Ciidanka Xoogga Dalka.

Sidoo kale, Ciidanka Xoogga Dalka iyo geesiyaasha deegaanka ayaa hawlgallo sifeyn ah ka sameeyay deegaannada Xuseen Cagay iyo Cali Yabaal, halkaas oo ay ku guuleysteen inay burburiyaan goobo kale oo ay ku dhuumaaleysanayeen xubnaha Khawaarijta. Howlgalladan ayaa ahaa kuwa qorsheysan oo lagu bartilmaameedsaday meelaha ay kooxda Khawaarijtu isku urursanayeen iyo goobaha ay ku qarinayeen hubkooda.

Dowladda Soomaaliya, oo kaashanaysa shacabka Soomaaliyeed iyo saaxiibada caalamka, ayaa dardargelisay howlgallada ka dhanka ah Al Shabaab, iyadoo si joogto ah u fulinaysa hawlgallo qorsheysan oo lagu bartilmaameedsanayo xubnaha iyo saldhigyada kooxdaan argagixisada ah. Dowladdu waxay ku adkeysaneysaa in la labo jibaarayo dadaallada lagu ciribtirayo Al Shabaab, kuwaas oo ay ku tilmaamtay cadowga ugu weyn ee ku soo duulay dalka.

Previous Post

Booliska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay koox cusub oo ciyaalo weero ah dhibaatana ka gaystay Muqdisho

Next Post

Somalia’s Lower House Unanimously Approves Agricultural Bills to Regulate Chemicals & Establish SARIS

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab
Warar

Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab

July 7, 2025
Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud
Warar

Xaaladda Degmada Moqokori oo Kacsan iyo Dagaallo Culus oo Ka Socda Gobolka Hiiraan

July 7, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi magaalada Qaahira
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi magaalada Qaahira

July 7, 2025
Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab
Warar

Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab

July 5, 2025
Dagaal Culus oo ka Socda Duleedka Moqokori ee Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal Culus oo ka Socda Duleedka Moqokori ee Gobolka Hiiraan

July 5, 2025
Hoggaamiyaha Mucaaradka Israa’iil oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka Carabta
Caalamka

Hoggaamiyaha Mucaaradka Israa’iil oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka Carabta

July 5, 2025
Next Post
Somalia’s Lower House Unanimously Approves Agricultural Bills to Regulate Chemicals & Establish SARIS

Somalia’s Lower House Unanimously Approves Agricultural Bills to Regulate Chemicals & Establish SARIS

Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab

Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab

by Ilhaan
July 7, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta booqasho dhiirigelin iyo dhiirrigelin qaran ah ku tegay...

Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud

Xaaladda Degmada Moqokori oo Kacsan iyo Dagaallo Culus oo Ka Socda Gobolka Hiiraan

by Ilhaan
July 7, 2025
0

Xaaladda degmada Moqokori iyo deegaannada hoos taga ayaa saaka aad u kacsan kadib dagaallo culus oo billowday waaberigii hore ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi magaalada Qaahira

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi magaalada Qaahira

by Ilhaan
July 7, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta lagu wadaa inay kulan rasmi ah...

Somalia Launches National Policy Dialogue on Tackling Social Media Misuse: Minister of Information Opens High-Level Consultation

Somalia Launches National Policy Dialogue on Tackling Social Media Misuse: Minister of Information Opens High-Level Consultation

by Gesey Liban
July 6, 2025
0

MOGADISHU – In a bold move to confront the growing risks posed by the misuse of social media in Somalia, the...

Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab
Warar

Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab

July 7, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud
Warar

Xaaladda Degmada Moqokori oo Kacsan iyo Dagaallo Culus oo Ka Socda Gobolka Hiiraan

July 7, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi magaalada Qaahira
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi magaalada Qaahira

July 7, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Launches National Policy Dialogue on Tackling Social Media Misuse: Minister of Information Opens High-Level Consultation
English News

Somalia Launches National Policy Dialogue on Tackling Social Media Misuse: Minister of Information Opens High-Level Consultation

July 6, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
HIGH-STAKES DIPLOMACY: President Hassan Sheikh to Hold Critical Talks with Egyptian President Al-Sisi Amid Nile River Tensions
English News

HIGH-STAKES DIPLOMACY: President Hassan Sheikh to Hold Critical Talks with Egyptian President Al-Sisi Amid Nile River Tensions

July 6, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President Laftagareen Lays Foundation Stone for New Teacher Training Center in Southwest Somalia
English News

President Laftagareen Lays Foundation Stone for New Teacher Training Center in Southwest Somalia

July 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Madaxweynaha Jubaland oo Booqasho Dhiirigelin ah Ku Tegay Ciidamada Gurmadka iyo Danab
  • Xaaladda Degmada Moqokori oo Kacsan iyo Dagaallo Culus oo Ka Socda Gobolka Hiiraan
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi magaalada Qaahira
  • Somalia Launches National Policy Dialogue on Tackling Social Media Misuse: Minister of Information Opens High-Level Consultation

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00