Ciidanka Dowladda oo gacanta ku dhigay koox dhinaca maaliyadda u qaabilsaneed Al-Shabaab

Ciidamada xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug ayaa koonfurta gobolka Mudug ku qabtay koox dhinaca maaliyadda u qaabilsaneed Al-Shabaab.

Howlgalka lagu qabtay kooxdaan ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa deegaanada Xinlabi iyo Baraag-ciise ee koonfurta gobolka Mudug.

Raggaan oo gaaraya shan xubnood ayaa lagu qabtay raashin ay Saraakiisha Dowladdu sheegeen in ay ka dhaceen shacabka iyo gaari ay wateen.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor