Isaaq Herzog oo ah Siyaasi caan ah ayaa loo doortay Xilkaasi, sida lagu sheegay Go’aanka Codbixinta ee Barlamaanka dalkaasi oo loo yaqaano Kenesat.
Herzog oo 60-jir ah waxa uu noqon doonaa Madaxweynaha 11-aad ee Israel, isagoo helay 87-cod oo ka mid ah 120 Xildhibaan ee ka tirsan Barlmaanka ama Kenesatka.
Waxa uu xilka kala wareegi doonaan Madaxweyne RUVEN RIVLIN oo bisha soo socota ka degi doona Xilkaasi oo uu muddo 7 sano ah.