Kulankii u horeeyey ayeey caw yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Islaam (Madoobe).
Kulanka oo ka dhacay Villa Somalia waxa ay labada madaxweyne kaga hadleen xaalada guud ee dalka iyo mida Jubaland.
Axmed Madoobe ayaa ka maqnaa doorashadi dalka 8 Febraayo waxaana uu ku sugnaa magaalada Kismaayo xiligaas.
Madoobe ayaa hada u jooga Xamar ka qeybgalka munaasabada caleema-saarka madaxweynaha .