Baydhabo(Radio Dalsan):- madaxweynaha maamulka Koonfurgalbeed Shariif xasan Sheekh Aadan ayaa maanta sikulul kaga hadlay mooshin ay kawadaan xildhaibaanada qaar ee maamulkaasi
Shariif Xasan ayaa been abuur kutilmaamay inuu lunsaday lacago badan asagoona sheegay in aysan jirin goobo muhiim ah oo hada dhaqaalo ka soo galai karo maamulka uu isaga hogaamiyo
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka