• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, May 15, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Maqal

Amisom Shan Boqol oo Shil ayey geysteen Sharcigana kama weyna”taliye Cali Gaab” Dhageyso:-Warbixin.

Bilan Media by Bilan Media
July 18, 2017
in Maqal, Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wareysi gaar ah oo Taliyaha Ciidamada ilaalada wadooyinka Jeneral Cali Xirsi uu siiyey dalsan waxa uu kaga warbixiyey inta ay gaarsiisan tahay dhibaatada ka dhalata shilalka ay geystaan Gaadiidka Amisom iyo sida ay ku xaliyaan arintaas.

Jeneraal Cali gaab ayaa sheegay Afar sano gudahood Amisom ay geysteen shan Boqol oo shil oo qaarkood dad ay ku dhinteen, waxa uuna intaa raaciyey in ay jiraan dad badan oo aan wali hellin wax magdhow ah.

“Malihi aniga Ciidamada Amisom weey wanaagsan yihiin si fiican ayey wax u maamuleen laga soo bilaabo 2011 ilaa 2015,Shan Boqol oo shil ayey galeen in badan weey diideen weyna ka carareen waxana ugu weynaa Ninkii Tagsiilihii ahaa oo Hotelkii Ambasador Horteeda ay Sisharcidaro ah u jireen ayna ka carareen balse aan ku qabanay Agagaarka Xamar-Bile kuwaas oo sidii loo baahnaa aan wax u bixin ayuu yiri taliyaha.

Habeen kahor mid ka mid ah Gaadiidka dagaalka ee Amisom ayaa jiiray Mooto Bajaaj mareysay Wadada Taleex ee Muqdisho, Taliyaha Taraafikada ayaa cadeeyey in Amisom wax magdhow ah aysan ka bixin Mootadii ay dhibka u geysteen balse isaga iyo Gudoomiyaha Degmada Hodan ay bixiyeen lacagtii lagu qiimeeyey khasaaraha dhacay.

“Xalay shilkii ka dhacay Wadada Taleex Meesha taaga ah oo Amisom ay geesteen khasaarihiisii ka dhashay aniga iyo Gudoomiyaha degmada hodan ayaa qeybsaday kadib markii in badan laga wada dooday ayuu hadalkiisa intaas sii raaciyay taliye Cali Gaab.

Ugu dambeyntii Taliyaha Taraafikada Jeneraal Cali gaab waxa uu sheegay in Amisom aysan sharciga dalka ka weyneyn islamarkaana lagula xisaabtami doono khasaaraha ka dhasha shilalka ay geystaan isaga oo dhinaca kalana dadka ka codsaday in aysan siyaasadeyn shalalka Amisom.

“Waxaaba dhici karta inaanan mandheynkaba ku  jirin qaadashada baabuurtooda balse dalka aad timaado oo aad ka Shaqeyneyso Shuruucda Aduunka sida ay qabto Askari ajnabi ah oo dalka u yimid howlgal oo dalkeena ku dhimanaya oo ku dhibaatoonaya in Siyaasad laga dhigo Shaqadiisa arimo sax ah maahan marka yaan laga dhigin yaan laga dhigin Siyaasad ayuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyay taliyaha Ciidamada ilaalada wadooyinka Jeneral Cali Xirsi( Cali Gaab).

Waxaa jiray shilal badan oo ay geysteen Gaadiidka Amisom oo sababay dhimashada dad shacab ah iyo sidoo kale naafo jireed shilalkaas oo qaarkood ka dhacay meel ka baxsan Magaalada Muqdisho.

Hoos Ka Dhageyso Warbixin uu ka diyaariyay Wariye Saleemaan Xaaji Axmed Raage.

https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2017/07/War-sulaymaan-xaji-tarafikada.mp3

 

Previous Post

Ciidamada Jubbaland oo Gacanta ku dhigay Rag watay waxyaabaha qarxa

Next Post

Dowladda Sacuudiga oo Dhaqaalo ku bixineysa Soo Celinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Yaman

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
Warar

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

May 15, 2025
Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
Warar

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

May 15, 2025
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
Warar

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

May 15, 2025
15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
Warar

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

May 15, 2025
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL
Warar

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

May 15, 2025
“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
Warar

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
Next Post

Dowladda Sacuudiga oo Dhaqaalo ku bixineysa Soo Celinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Yaman

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Kismaayo – Maamulka Jubbaland ayaa ugu baaqay dhammaan shacabka Soomaaliyeed in ay si mideysan ugu istaagaan badbaadinta dalka iyo dowladnimada...

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Kulankii Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeisa....

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, waxaana lagu ansixiyay heshiis is-afgarad ah oo muhiim ah...

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

by Liban
May 15, 2025
0

Nairobi, Kenya – Mr. Mahmoud Moalim Abdulle, Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SODMA), has recently taken part in...

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
Warar

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
Warar

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
Warar

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges
English News

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day
English News

From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
Warar

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
  • Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
  • Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
  • SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00