Digreeto ka soo baxday Xafiiska Wasaarada Waxbarashada Maamulka Puntland ayaa waxaa xilkii looga qaaday gudoomiyihii Dhanka Waxbarashada Gobolka Muudg iyo Gudoomiyihii Waxbarashada Magaalada Gaalkacyo.
War-Saxaafadeeka ayaa waxa lagu sheegay in haatan la Magacaabay guddoomiyayal KMG, ah.
Hoos Ka Akhriso Wareegtada