• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, May 20, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Akhriso:-Wararkii ugu dambeeyey ee Caawa dagaal ka dhacay G/Galgaduud

Dalsan Editor by Dalsan Editor
December 26, 2018
in Warar, Wararka Idaacadda, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo Maanta ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.

Dagaalkaasi ayaa waxa uu sigaar ah uga dhacay deegaanka lagu magacaabo Kaxandhaale e Gobolka Galgaduud,waxaana uu u dhexeeyay laba Maleeshiyo beeleed oo wada dega deegaankaasi,kuwaasi oo isku heystay arrimo la xiriira dhul-daaqsin.

Dadka deegaanka Kaxandhaale ayaa waxa ay inoo sheegeen in dagaalka uu ahaa mid xoogan,isl markaana la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan,iyadoona uu ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinaca ee dagaalamay.

Ugu yaraan 15 ruux ayaa la sheegay in dagaalka  oo ay haweyney ku jirto,halka 10 qof kalena ay ku dhaawacmeen,waxaana dadka dhaawacmay loo soo qaaday Isbitaalka weyn ee ku yaalla Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

Dhinaca kale Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxa uu baaq u diray dhinacyada ku dagaalamaya deegaanka Kaxandhaale,isagoo ugu baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalkaasi oo dhiiga badan ku daadanayo.

Ilaa iyo hadda ma jirto weli cid kala dhaxgashay maleeshiyadka ku dagaalamaya Deegaanka Kaxandhaale ee Gobolka Galgaduud.

Deegaanka Kaxandhaale ee Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa dhowr jeer oo hore ku dagaalamay maleeshiyaad,iyadoona Maanta markale halkaasi uu ka dhacay Dagaal xoogan.

Previous Post

Dhageyso:- Warka Habeenimo Ee Radio Dalsan

Next Post

Howlgal Caawa ka socda Boosaaso kadib dil ka dhacay

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen
Wararka Idaacadda

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen

May 19, 2025
Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

May 18, 2025
Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

May 18, 2025
Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo
Warar

Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo

May 18, 2025
Next Post

Howlgal Caawa ka socda Boosaaso kadib dil ka dhacay

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen

by Ilhaan
May 19, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Yemen u fadhiya Soomaaliya,...

Controversial Child Rights Charter Sparks Backlash in Somali Parliament

Controversial Child Rights Charter Sparks Backlash in Somali Parliament

by Liban
May 19, 2025
0

Mogadishu, Somalia – A highly sensitive and potentially divisive legal debate unfolded today in Somalia’s Federal Parliament as members of...

Somalia’s Auditor General’s Office participates in a High-Level African Union Meeting on Managing Government Debt

Somalia’s Auditor General’s Office participates in a High-Level African Union Meeting on Managing Government Debt

by Dalsan Editor
May 19, 2025
0

The Office of the Auditor General of Somalia  recently took part in an important African Union (AU) meeting in Lomé,...

NISA Chief Visits Moqokori to Boost Troop Morale Amid Ongoing Anti-Terror Operations

NISA Chief Visits Moqokori to Boost Troop Morale Amid Ongoing Anti-Terror Operations

by Dalsan Editor
May 19, 2025
0

The Director of the National Intelligence and Security Agency (NISA), Abdullahi Mohamed Ali (Sanbaloolshe), accompanied by Member of Parliament Mohamed...

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen
Wararka Idaacadda

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen

May 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Controversial Child Rights Charter Sparks Backlash in Somali Parliament
English News

Controversial Child Rights Charter Sparks Backlash in Somali Parliament

May 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Auditor General’s Office participates in a High-Level African Union Meeting on Managing Government Debt
English News

Somalia’s Auditor General’s Office participates in a High-Level African Union Meeting on Managing Government Debt

May 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
NISA Chief Visits Moqokori to Boost Troop Morale Amid Ongoing Anti-Terror Operations
English News

NISA Chief Visits Moqokori to Boost Troop Morale Amid Ongoing Anti-Terror Operations

May 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Prime Minister Hamza Rallies Somali Youth for National Defense and Democratic Participation
English News

Prime Minister Hamza Rallies Somali Youth for National Defense and Democratic Participation

May 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen
  • Controversial Child Rights Charter Sparks Backlash in Somali Parliament
  • Somalia’s Auditor General’s Office participates in a High-Level African Union Meeting on Managing Government Debt
  • NISA Chief Visits Moqokori to Boost Troop Morale Amid Ongoing Anti-Terror Operations

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00