Madaxda Dowladda Federalka iyo kuwa Dowlad-gobaleedyadda ayaa barqanimaddii maanta soo gebagebeeyey Kulamo Wada-tashi oo ay ku lahaayeen Xarunta Madaxtooyadda “Villa Somalia” ee magaalladda Muqdisho.
Madaxda waxay si wadajir ah u soo saareen War-murtiyeed u muuqda inay si wadajir ah isku af-garteen, waxayna inta badan diiradda saareen Nidaamka Doorashooyinka soo socda, Guddiyadda loo xil-sarayo iyo Qaabka lagu soo xulayo Xildhibaanadda cusub ee Labada Aqal ee Barlamaanka Federalka.
Nuqul ka mid ah War-murtiyeedka oo la soo gaarsiiyey Radio Dalsan ayaa u qornaa sidatan:-
©Radio Dalsan